Quantcast
Channel: Health – Midnimo Online | Somalia News and Media
Browsing latest articles
Browse All 22 View Live

Somalia: Disabled Somalis face abuse, discrimination.

Nairobi – An international human rights group says decades of conflict and discrimination have left people with disabilities in Somalia vulnerable to forced marriage, violence and rape among other...

View Article



Jowhar:Daawo Yari Laga Soo Sheegayo Jowhar

Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabelaha Dhexe ayaa sheegaya in halkaas ay ka jirto daawo yari heysata xarun lagu daaweeyo dadka dhimirka beelay. Xarunta lagu magacaabo Al...

View Article

Gobolka Sh/Dhexe Oo Balan Qaad Hellay SAWIRO

Gobolka Shabelaha Dhexe ayaa waxaa loo sameeyay balan qaad dhinacyo badan ah kadib markii wafdi ka socda dowladaha Somalia iyo Qatar ay Kulan La Yeesheen maamulka gobolkaas. Xaawo Xasan Maxamed waa...

View Article

Somali Health Minister Pledged health projects in Middle Shabelle

Middle Shabelle region has received promises in many areas after a delegation from the government of Somalia and Qatar have met with authorities in the region Midnimo website reported. Hawo Mohamed...

View Article

Howlgalkii Weerarka Gaarisa oo Lasoo Gaba Gabeeyay Laguna Dillay 147 Qof

Waxaa lasoo gabo gabeeyay howlgalkii lagu bad baadinayay la haystayaashii Kooxda Al Shabaab ay ku afduubatay Jaamacadda magalada Gaarisa ee waqooy bari Kenya. Ilaa 147 qof ayaa ku geeriyootayy...

View Article


XOG: Ka Ganacsiga Xubnaha Jirka Bani’adamka

Wararka ka imaanaya Magaalada Muqdisho ee caasimadda Somalia oo uu hellaayo website-ka Midnimo ayaa sheegaya in ay jiraan dad ka ganacsada xubnaha muhiimka ee jirka Bani’aadamka. Xogtaan oo ah mid uu...

View Article

XOG+Sababta Loo Xiray Goobo Shiishadda Lagu Cabi Jiray oo La Ogaaday

Dhawaan ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Somalia ayaa xiray oo albaabada u laabay ilaa labo goob oo lagu cabi jiray waxa loo yaqaanno SHIISHADDA waxaana lagu kala magacaabayay Casabalance iyo Royal...

View Article

Dhaawacyadii Qaraxii Shalay Muqdisho Ka Dhacay oo La Booqday Sawiro

Wasiiro ka tirsan dowladda Somalia ayaa booqday dadkii ku dhaawacmay weerarkii shalay kooxda Al Shabab ay ku qaadeen wasaaradda hidaha sare iyo tacliinta ee mgaalada Muqdisho halkaas oo ay dad badan ku...

View Article


Daawo Warbixin Ku Saabsan Xanuunka Shubanka Oo ay Dad Ugu Geeriyoden Jowhar.

Akhistayaasha Shabakada Wararka Midnimo.com Waxaan Usoo Gudbineynaa Warbixin Ku Saabsan Xanuunka Shuban Biyodka Oo Ka Dilaacay Tuulada Jameeco Bishaaro kana mid ah Tuuloyinka Hoostaga Degmada Jowhar....

View Article


Beesha Caalamka oo war kasoo saartay xaaladda Baydhabo

War qoraal ah oo ay si wadajir ah usoo saareen beesha caalamka, ayay walaac xoogan uga muujiyeen xaalada magaalada Baydhabo oo maalmihii lasoo dhaafay banaanbaxyo rabshado wata dadna ku dhinteen ka...

View Article
Browsing latest articles
Browse All 22 View Live




Latest Images